Musharaxiin uu ku jiro Abuu Mansuur oo maanta la kulmay Rai Zenenga (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya kulan ku yeeshay qaar kamid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobay. Ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Rai Zenenga oo maanta Baydhabo tagay ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha … Continue reading Musharaxiin uu ku jiro Abuu Mansuur oo maanta la kulmay Rai Zenenga (Daawo Sawirada)